Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.
Updated at: 4/5/2010 12:18:00 PM

Dadnimo: MUQDISHO ,
Kadib markii ay la kulantay meel qarax bambaano uu ka dhacay waxana wax ku noqday iyada oo kaliya waxa xilligaa uu qaraxu dhacayay .

Zahra ay mareysay halka qaraxu ka dhacay iyadoo u socotay xilligaa iskuulkeeda hase yeeshee nasiib daro waxa soo gaaray dhaawac halis ah oo ka soo gaaray madaxa indhaha ,lugaha garbaha iyo meelo kale oo kamid ah jikeeda.

Zahra waxa ay gashay kooma waana ay miyir daboolantay wax yar kadib markii qaraxa bambaano uu dhacay waxana dadkii soo baxay ay u qaateen in ay dhimatay hase yeeshee cabaar yar kadib waxa goobtii qaraxu ka dhacay soo gaaray hooyadeed faaduma macalim iyo qoykeeda waxana ay ula carareen xarun caafimaad oo ku taala degmada dharkeynleey ee magaalada muqdisho.

kadibna waxa lo sii gudbiyay cusbitalka weyn ee madiina halkaasoo ay ku jirtay muddo ka badan bill..DR maxamad Yuusuf Xasan oo ah agaasimaha guud ee cusbitalka Madiina ayaa u cadeeyay waalidiinta dhasahay Zahra yareey inaan xaaladdeeda dalka gudihiisa waxba looga qaban Karin.. si gaar ahaan waxa uu sheegay in ay ugu daran tahay labada indhood iyo maskaxda oo firir uu kaga jiro..sidaas darteedna hadii ayan helin xarun caafimad oo dalka dibadiisa ah inay halis ku jito nolosheeda.

Hoyo faduma macalim oo ah hooyada dhashay Zahra ayaa waxa ay ka codsanaysaa in dhammaan hay,adaha samafalada jaaliyadaha somaalida eek u nool dalka dibaddiisa in ay wixi karaankooda ah ee ay awoodaan ay u qabtaan gabadheeda oo hadda la ildaran xanuun ka haya madaxa iyo indhaha iyo dhammaan oogada jirkeeda oo uu ka buuxo firir…

Waxaana lagala xiririi karaa Tel: 252 1 5670313..Mogadishu Somalia.

Waxa wareystay C/samad C/qaadir Faarax Hanad

zihmara@msn.com


There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats