Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi
Updated at: 4/18/2010 3:39:00 PM

Dadnimo: NAIROBI ,

Waxaa la baafinaya Shamsa Aaden cabdulaahi oo markii ugu war dambeysay lagu sheegay in ay joogtay dalka Kenya gaar ahaan magalada Nairobi sanadka 2003.

Waxaa baafinayo Hooyadeed Caasha Dhuubow Cusmaan iyo walaalaheed oo kala ah:

Maxamed Aaden cabdulaahi
Musdhaf Aaden cabdulaahi


Cidii aqoon u leh ama meel ku aragtay Waxaana laga codsanayaa in lagu soo hagaajiyo Shamso hooyadeed iyo walaalaheed dalka Kenya gaar ahaan xerada qaxootiga ee KAKUMA.

Waxaan kaloo shacabka somali meel kasta ay jogeen ka codsanaynaa qofki Shamsa yaqaana ama warbixinteeda hayo ee arka baafintan fadlan la soo xiriir hoyadeed Caasha Dhuubow .

Telephone :  00254717166080

 



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats