Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha
Updated at: 4/29/2010 12:23:00 PM

Dadnimo: MUQDISHO. ,

 Waxaa mudo labo (2) sano ah ku dhibaataysan  magaalada muqdisho gaar ahaan isbitaalka madiino , Hooyo soomaaliyeed oo la il daran xanuun ka asiibay Dhuunta taasoo aysan qaadan Karin haba yaraatee Cuno iyo cabitaankii uu qofku ku noolaan lahaa .

Hooyo Hodan Maxamuud Sahal waa hooyo dhashay aan haysan dhaqaale islamarkaana dhashay afar (4) caruur ah oo ka ugu weyni jiro 5 sano kan ugu yarna jiro hal sano ayaa la il daran xanuun ka asiibey Dhuunta ama Cunaha iyadoo ay dhaqaatiirta waaweyn ee isbitaalka madiino ay waxba ka qaban kari waayeen islamarkaana ay sheegeen in xanuunkan aan wadanka Gudihiisa waxba looga qaban Karin islamrkaana cunada iyo cabitaanka laga siiyo caloosha dhexdeeda oo tuubo ugu jirto .

 

Dhaqaatiirta isbitaalka ayaa sheegay inay Buro U fadhido dhuunta ama cunaha taasoo aaysan jirin wax wadanka Guduhiisa looga qaban karo.

 

Hadaba Waxaa Umada Musalimka ah Laga Codsanayaa inay U Gargaaraan Hooyadan dhibaatsayn Ee Xanuunta Kaga Dhacay dhuunta ama Cunaha iyadoo Cid kasta Oo U Naxariisanaysa dhinac Caafimaad ama Dhaqaaloba ay Kala Soo Xiriiri Karto telfoonadan Hoos Ku qoran :

+2521 62273251  Ama +2521 5171865 ama +2521 62701205 oo laga helo ayaanle Axmed faarax oo ah seyga Hooyadaasi Xanuunsan  ama telefoonkan kale oo laga helo +2521 62836121 oo lag helo yaxye maxamed cali Muqdisho somalia



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats