Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Wax Baxso inta aadan Dhiman.
Updated at: 6/15/2010 11:07:00 PM

Dadnimo: BALCAD ,

Reer ku nool degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa mudo laga joogo 10 sano u dhashay canug anaan la garan ilaa haatan gabar iyo will waxa uu yahay taasi oo xiligaasi la yaab ku noqotay reerka canuga uu u dhashay.

canuga yar ayaa waxa ku yaala labo duleel ee uu ka kaadiyo,waxaana muqaal ahaan u siman yahay gabar iyo will.  sidoo kale canuga  ayaa  waxa ku adag in uu kaadida cishto mararka qaar.

Qoyska dhalay canuga ayaa waxa ay shegeen in maalmo badan ay wayeen gabar iyo will dhinac ay u ridaan canuga hasa ahatee ka dib wada tashi dheer oo dhaxmaray reerka canuga uu ka dhashay 10 sano oo ku aadanaa magaca canuga , waxaana leeysla gartay in loo bixiye magac dumareed, waxaan lagu dhawaaqay in canuga yar la yiraaahdo Nimco oo ilaa iminka loogu yeero.

Nimco Cismaan Ibaraahim oo haatan 10 sano jir ah ayaa dhoor Jeer oo hore loo geeyeey dhaqaatiir Soomaaliyeed , waxana dhaqaatiirta qoyska dhalay canugooda mucjisada ah u sheegeen in aanan canugooda waxba looga qaban garin gudaha dalka Soomaaliyeed una baahan yahay qaliin dibadeed.

Sidaa Owgeed qoyska dhalay canug loo bixiyey magac gabdheed lana garan garin gabar iyo will mid ka uu yahay maadaama Nimco ay leedahay lab dul oo ay ka kaadiso, ayaa waxa ay uma Soomaaliyeed ee Muslimka ka codsanayaan qoysaka Nimco in loogu kaalmeeyo qaliinka dibadeed,waxana qoyska ay ka dhalatay yahay mid ay ku adagtahy in canugaan mucjisada ah ay geeyaan dibadaha marka loo fiiro dhaqaalaha iyo qoyska oo ah mid noloshooda ay hooseeyso.

Hadaba Umada Soomaliyeed ee Muslimka ah waxaamar kale uu qoyskaan ka codsanayaan in loogu kaalmeeyo qaliinka canug yar ee Mucjisada ah, waxaana la gala soo xiriiri karaa.

Magaca Canuga Dhiban: Nimco Cismaan Ibraahim Nuur

Sanadka : 10 Sano jir

Hooyo : Xaliimo diini Abuubakar

Tel: +252 61 5300759.

Sanadka : 10 Sano jir

Hooyo : Xaliimo diini Abuubakar

Tel: +252 61 5300759.
 

Daawo Sawirada

There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats