Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Qaraxyo gilgilay Kampala iyo Somalida ku dhaqan halkaas oo weersan.
Updated at: 7/12/2010 11:14:00 AM

Dadnimo: KAMPALA ,

Wararka laga helayo magaalada  Kambaala ee xarunta dala Uganda  ayaa ku waramaya  in xalay   qaraxyo is xig xiga oo ahaa kuwa culus ay  ka dhaceen gudaha Kambala  gaar ahaan goobo aqaaxid ah oo  lagu daawaynayey ciyaaraha koobka Aduunka  oo xalay lagu soo gabagabeeyey dalka South Afrika iyadoona qaraxyad ay geeysteen  qasaaro culus.

 

Sida uu xaqiijiyey sarkaal Boolis Ugandees ah oo magaciisa la yiraahdo Kale Kaihura oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in qaraxyadaasi labada ah ay fuliyeen  xoogaga islaamiyiinta   Soomaaliya gaar ahaan xoogaga  Al – Shabaab, waxa auuna cadeeyey in qaraxa ay ku geeriyoodeen i  ku dhowaad 30 ruux  halka dhaawacana  ii intaasi ka badan yahay.

Mr. Kale ayaa hadlay ayaa yiri waxaa qaraxyadaani ka danbeeya Al – shabaab iyagoo ay la fuliyeen buu yiri kooxaha Al – qaacida oo ay xiriir leeyihiin waxaana ay dileen buu yiri dad ciyaar iska daawanayey kuna cunteeynayay maqaayado.

Qaraxyadaani ayaa waxay kakala dhaceen maqaayad lagu magacaabo Ethiopian Restaurant oo ku taala bartamaha magaalada Kampala iyo maqaayad kale oo aan ka dheerayn oo iyadana la yiraahdo Kyadondo Rugby Club, labadaani maqaayadood oo aad looga buuxay ayaa tirada marba marka danbaysa ay sii badanayaan dhimashada dhaawaca oo badan awgii.

Lama oga in qaraxyadaani ay ahaayeen dad naftood hurayaal ah oo isku dhex qarxiyey iyo in la dhigay waxyaalaha qarxa dabadeedna loo isticmaalay saacadaha lagu cabiro.

Wax war ah kama soo bixin  Al – shabaab iyo Al – Qaacida,  hasa hatee dhowaan ayey ahay markii  Amiirka ugu sareeya Al Shabaab Sheekh Subeeyr uu  digniin  culus o diray   wadamada ciidamada ay ka joogaan  Magalada Muqdisho gaar ahaan Burundi iyo Uganda.



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats