Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Ahlu sunah iyo Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Goobo.
Updated at: 7/12/2010 11:22:00 AM

Dadnimo: GOOBO ,

Wararka laga helayo magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiraaan ayaaa ku waramaya in dagaal    u dhaxeeyey  Al Shabaab iyo   Ahlu Sunna Waljamaaca uu ka dhacay  deegaanka Goobo ee duleedka magaalada B/weyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Dagaalka oo ahaa mid  dhacay shalay gelinkii danbe ayaaa lagu waramayaa in uu qaatay  ku dhowaad hal saac,  waxaa sidoo kale la sheegayaa in ay ku geeriyoodeen dagaalka  ciidamada ka tirsan labada dhinac  Inkastoo  aanan la ogeeyn qasaaraha inta uu la egyahay.

Sidoo kale wax war ah maka soo bixin saraakiisha ciidamada Ahlu Sunna waljamaaca iyo dhanka  maamulka   Al Shabaab ee gobolka Hiiraan,  waxaan wararkii ugu danbeeyey ee ka imanaya magaalada B/weyne ay ku waramayaa.in xiisad ay ka taagan tahay magaalada  dadkuna ay ka  baqdin qabaan in weerar ay soo qaadaan ciidamada Dowlada iyo kuwa Ahlu Sunna.

Gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada B.weyne iyo deegaanada ku dhow ayaa waxaa ku soo noqnoqday dagaalada dhaxmara ciidamada  xoogaga Islaamiyiinta iyo  Ciidamada Dowlada  iyo Ahlu Sunna Waljamaca, waxaana daagaaldu  qasaraha ugu daran ay gaarsiyaan  dadka shacabka ah.



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats