Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Shiikh Shariif "Qaraxyadaasi Waxaa Ka Dambeyey Dad ka soo Horeeda Bini^Aadanimada"
Updated at: 7/12/2010 8:15:00 PM

Dadnimo: MUQDISHO ,

Qaraxyo xogan oo xalay gilgilay qeybo ka mid caasimada dalka Ugandha Ee Kampala ayaa waxaa durba soo if baxaya canbaareyn is daba joog ah oo ay ka muujinayaan beesha caalamka .

M/weynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la hadlayay ayaa canbaareyn dusha kaga tuuray cidii ka danbeysay qaraxyadaasi oo ay ku geeriyooodeen dad aad u fara badan oo ay ku jireen dad ajaanib ah oo u dhashay dalka Mareekanka.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in falkaasi ay ka dambeeyeen kooxo uu sheegay inay xariir dhow la leeyihiin Ururka Al Qaacid kuwaasi oo uu tilmaamay in ay la dagaalamaan nolosha bini’aadamka, waxaana uu falkaasi ku tilmaamay in uu yahay mid lagula dagaalamayo nolosha dadka bini’aadamka.

Xukuumadda Mareykanka Braak Obama ayaa sidoo kale si kulul u cambaareysay qaraxyadaasi xalay ka dhacay caasimadda Uganda ee Kampala oo ay kaga dhinteen muwaadiniin u dhashay dalka Mareekanka isagoona sheegay in uu garab ka siin doono arinkaasi.

M/weynaha Mareykanka Brack Obama ayaa wuxuu sheegay weerarkaasi inay ka dambeeyaan dad wax ma garato ah, waxaana xukuumadda Mareykanka ay ku baaqday in gacanta si deg deg ah loogu soo dhigo dadkii ka dambeeyay qaraxyadaasi.

 Marka laga reeebo masuul ka tirsan Alshabaab oo sheegay in ay ku faraxsanyihiin ayaysan jirin ilaa haatan cid sheegatay masuuliyada qaraxyadaasi oo qalqal galiyay amaanka guud ee dalka Yugaandha.

 

W/Q: Kamaal Xasan Maxamed

kamaal_cade@hotmail.com



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats