Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Gudomiya Gobalak Banaadir oo sheegay in qofkii danbigala la xukumi doona.
Updated at: 7/18/2010 3:12:00 PM

Dadnimo: MUQDISHO. ,

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xildhibaan Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in qof walba oo lagu qabto isagoo dadka dhibaatooyin u geysanaya lagu xukumi doono Diinta Islaamka.

Duqa Muqdisho ayaa hadalkan sheegay kaddib markii uu shir kula qaatay xarunta Gobolka Banaadir waxgaradka Magaalada Muqdisho, isagoo sheegay in dowladdu ay ku dhaqmayso diinta Islaamka.

"Qofkii lagu qabto isagoo dadka dhac u geysanaya waxaa marsiin doonaa sharciga Islaamka, waxaana uu weyn doonaa naftiisa ama gacmihiisa" ayuu yiri Tarsan oo sheegay in maamulkiisa uu hirgelinayo ku dhaqanka Islaamka.

Sidoo kale wuxuu sheegay in qof walba oo la qabto isagoo dil geystay lagu xukumi doono dil, wuxuuna sheegay in amar ay soo saareen kaddib ay yaraadeen ciidanka hubka la dhex jooga dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan.

Mas^uulkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo ka tirsan Dowladda Somalia oo sheega inuu ku xukumayo dambiilayaasha la qabto diinta Islaamka, wuxuuna xusay in la furayo Maxakamdaha Gobolka Banaadir iyagoo diinta Islaamka wax ku xukumaya.

Afhayeenka Golaha Odayaasha Muqdisho Axmed Diiriye Cali oo isaguna ka hadlay kulanka ayaa uug baaqay shacabka iyo ganacsatada inay taageeraan Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir oo uu xusay inay diyaar u yihiin inay wax qabtaan.



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats