Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Booliska dalka Kenya oo dadbadan qabqabtay
Updated at: 7/18/2010 3:19:00 PM

Dadnimo: NAIROBI. ,

sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya magaalada Narobi Ciidanka booliiska Dalka Kenya ayaa ku qabtay wlxaha qarxa laba ruux o la sheegay in mid ka mid ah u ka tirsanaa Wadaadada Kaniisadaha Dalka Kenya .taa oo si wayn uga yaabisay booliiska dalka Kenya .

Labadaan nin ayaa lugu qabtay iyaga oo wata walxaha qarxa sheeyayal laga sameeyo waxana la tilmaamay in iminka ciidanka booliiska su.aalo arimahaa la xariira ay waydiinayan inkastoo aysan ilaa iyo iminka la cadayn wadamada ay ka soo jeedaan .

Saraakiisha amniga dalka Kenya ayaa sheegay in maalmahaan ay soo baxayeen warar sheegaya in si hoosaad ah loogu iibiyo suuqayada dalka Kenya sheeyayaal laga sameeyo walxaha qraxa waxaana arintaa saraakiisha ku tilmaamen mid halis galin karta amniga dalka Kenya .

Walxaha qaraxa ciidanka booliiska dalka Kenya labada ruux ku qabteen ayaa tankooda lugu sheegay 1Kg waxaana iminka gacanta ku haya Ciidanka booliiska dalka kenya oo maalmahan dhaq dhaqaaq xoogan waday .

Tan iyo wixii ka danbeeyay qaraxyadii matanha ahaa ee ka dhacay Magaalada Kamabaalla ilaa iyo iminka waxaa si wayn looga dareemayaa caasimada dalka Kenya ee Narobi dhaq dhaqaq ciidanka booliiska dalkaa wadaan kaa oo saameeyay Soomaali badan



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats