Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Madfac Xalay ay rideen Ciidamdad AMISOM oo dilya dad rayid ah
Updated at: 7/18/2010 3:30:00 PM

Dadnimo: MUQDISHO. ,

Dhawaqa madaafiicda oo si xoogan xalay o dhan looga maqlayey qeybo ka mid ah deegaanada magaalada Muqdisho Madaafiicdaan ayaa ahaa kuwo lagu garaacayey xalay xaafado ka mid ah degmooyinka Gobolka banaadir.

Deegaanada lagu abrtilmaameedsanayey madafiicdaan ayaa ahaa deegaanada Faanoole iyo Jabuuti oo ka tirsan dagmada kaaraan ee Gobolka banadir.

Galinkii danbe ee xalay ayey madaficdaan xoogoodu ka bilaabatay qeybo ka mid ah dagmada kaaraan waxaana markaliya la maqlayay Madaafiicda nooca BM ka ah oo xaafadahaasi lagu garaacayo.

Dad gobjoogayaal ah ayaa saxafada u sheegay in Madaafiicdii xalay qal qal xoogan ku abuureen isla markaana ilaa waaga ka baryay soo jeedeen.

Inta la xaqiijiyay 10 ruux oo rayid ah ayaa Madaafiicdaasi ku geeriyootay halka 12 kalena ay ku dhaawacmeen.

Dadkii dhaawacmay ayaa ah kuwo saaka lagu dabiibayo isbitaalka keysaneey ee Magaalada Muqdisho.

Xaalada ayaa  ah  mid dagan inkasta oo dadka ku haray degmada kaaraan bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ay guryahooda isaga guurayaan.



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats