Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Ra段ishul Wasaraha Xukuumada KMG oo sheegay in DKMG ah ay haatan qatar ku jirto.
Updated at: 7/22/2010 4:07:00 PM

Dadnimo: MUQDISHO ,

Ra段ishul Wasaraha Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya Cumar cabdi Rashiid Cali Sharma誕rke ayaa sheegay in xaalada Soomaaliya ay mareesyso meel xasaasi ah, waxa uuna tilmaamay in waxa leeysku heeysto ay tahay magaca iyo Calanka Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay ra段isul Wasaraha Soomaaliya in dalka Soomaaliya ay ku soo duleen dad doonaya in ay baabi;iyaan calanka iyo magaca Soomaaliyeed, waxa uuna ka codsady ciidamada Dowlada in ay ilaaliyeen sharafta ciidanka oo ay dalka difaacaan.

努axaa leeysku heeysto waa calanka iyo magaca Soomaaliyeed, waxaa la doonyaa in la baabi段yo, ciidamada waxaan u sheegaa in ay hogan yihiin dhar cadaan ah loona baahan yahay in wasaqda ay ka ilaaiyeen, waxaa weeye waa in ay shacabka iyo dowlada ay cadowka ka difaacaan, sidaa waxa yiri Ra段isul Wasaraha Soomaaliya.

Hadlkaan ayaa ra段isul Wasaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid waxa uu ka sheegay xaflad shalay tababar loogu soo xirayey ciidamo ka tirsan Dowlada KMG ah ee Soomaaliya oo gaarayey 800 oo ay 100 ka mid ah dumar ahaayeen



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats