Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Ciidamada dowlada KMGS oo wali howlgalo ka wado xaafado ka mid ah Waabari
Updated at: 7/24/2010 4:42:00 PM

Dadnimo: MUQDISHO ,

Ciidamada dowlada KMGS ayaa saakay mar kale ku qamaamay xaafado ka mid ah degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo ka sameeyey howlgalo baaritaan ah.

Howlgalkan ayaa yimid kadib markii xalay Qarax Miino Askar ka tirsan dowladda KMG lagula eegtay Xaafada 21 ka Octobar xili ciidamadasi ay marayeen waxaana qaraxaasi ka dhashay Dhimasho iyo Dhawac soo gaaray askartaasi.

Dadka la qabqabtay waxaa ku jira Arday iyo dhalinyaro xaafadeed Ciidamada Dowladda KMG howlgalada saaka ku qabqabteen, waxaana dadkaasi loo gudbiyey saldhiga Ciidamada.

Ma ahan markii ugu horaysay Ciidamada dowladda KMG ee soomaaliya howlgalo dad lagu soo qabqabto ka fuliyaan degmooyinka Magaalada Muqdisho.



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats