Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Xisbul Islaam oo iclaamiyey dagaal ka dhan ah ciidamada cusub ee la keenayo Soomaaliya
Updated at: 7/24/2010 4:57:00 PM

Dadnimo: MUQDISHO ,


Afhayeenka dhanka Howlgalada u qaabilsan Ururka xizbul islaam Maxamad Cismaan Caruus oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay ururkooda inuusan marnaba is badali doonin mowqifkooda dagaalada ay kula jiraan Dowladda KMG iyo Ciidamada AMISOM, haddii dalka la keeno Ciidamo Dheeraad ah.

Caruus ayaa sheegay inuusan wax wal wal ah ka qabin ururkooda ciidamo keenista Soomaaliya, isagoona ugu baaqay dalalka balan qaaday in ay Ciidamo geynayaan dalka Soomaaliya dib uga laabtaan go’aankaasi si aysan dhibaatooyin ugala kulmin dagaalada ay ku hayaan ciidamada AMISOM.

Hadalkan waxa uu jawaab u yahay kadib markii Madaxda Midowga Afrika ay ansaxiyeen in Soomaaliya la geeyo 2 kun Askari isla markaana dalal 6 gaaraya ay sheegeen in ay Soomaaliya ugu yaboohayaan Ciidamo nabad ilaalin ah.



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats