Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Englanad oo sheegatay in ciidamo dheeraad ah la geeyo Soomaaliya.
Updated at: 7/25/2010 8:39:00 AM

Dadnimo: ENGLAND ,

Xukuumada London ayaa si cad uga codsatay dalalka ku bahoobay ururka midowga Africa in waqtigaan looga baahan yahay in ciidamo iyo hub dheerad ah ay geeyaan gudaha dalka Somaliya in ay ugu biiraan ciidamada midowga Africa ee ka howlgala dalka Somaliya ee loo yaqaan AMISOM si ay wax badan uga qabtaan howlaha nabad ilaalineeyd ee ay haatan wadaan .

Arintaan ayaa waxaa ku dhawaaqay ergaga gaarka ah ee qaarada Africa ugu qaabilsan dalka ingiriska xili uu la hadlayey shirmadaxeedka ururka Midowga Africa uga Soconaya dalka Ugandha ee la filayo in uu maanta si rasmi ah uga furmo magaalada kambaala ee dalka ugandha
Ergaga ayaa intaa ku daray in wadamada Africa hatan looga baahan yahay in ay si isku mid ah uga jawaabaan isla markaana go.aan cad ka qaataan arinta dalka Somaliya oo uu ku sheegay in ay mareyso meel halis ah sida uu hadalka u dhigay

Si aad ah ayey dowlada isgirisku u soo dhaweyneysaa in ciidamo loo diro dalka Somaliya wuxuuna ku shegay in cidamo loo diro dalka soomaliya ay soo dedejineyso xal u helida dalka somaliya ayuu yiri u qeybsanaha amuuraha Africa ee dalka ingiriska

dhanka kale wuxuu shegay in dowladiisu ay aad u taageri doonto howlgalada Ciidamada Midowga Africa ee somaliya cidamda lagu geynayo
Raiisal wasaarihii hore ee dalka britin ayaa boqosho ku joogo dalka ugandha waxaa uuna wadamada shirka uga socdo madaxtooda uu ku boorinayaa in ay ciidamo geeyaan gudaha dalka Somaliya dalkiisuna uu dhaqaale diyaar ula yahay

Maha markii ugu horeysay ee ay dowado shisheye taageraan in ciidamo lageyo gudaha dalka Somaliya waxaana ka horeeyey wadamo badan oo uu ugu horeeyo dalka maraykanka oo sheegay in taagero milatary iyo mid dhaqaale uu siin doono wadamada ciidamada geynaya dalka somaliya waxaana laga yaabaa in ay bedesho ujeedadii cidamo nabad ilaalineed geynta gudaha Somaliya balse ay noqoto mid shaqo doonimo ah ama ay dhaqaale ku raadsanayaan madaxda wadamada ciidamada balanqaaday oo intooda badan wax weyn aan dhaamin dalka somaliya ayna ka jiraan dhaqaale xumo iyo shaqo la.aan



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats