Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Qoys dhan oo xalay ku baaba^ay Madaafiic ku dhacday Xaafada Towfiiq degmada Yaaqshiid
Updated at: 7/25/2010 1:29:00 PM

Dadnimo: MUQDISHO ,
Ilaa shan ruux ayaa ku geeriyooday afar kalena waa ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo ahaa isku qoys, kadib markii madaafiic ay ku habsaday gurigooda oo ku yaalay xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid magaalada Muqdisho.
Abaarihii salaadii cisho ee waqtiga Muqdisho ayaa mar kaliya magaalada Muqdisho laga maqlay duqeymo xoogan, kaas oo Ciidamada Amisom ku garaaceen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.

Shiikh Maxamed Amiin oo ahaa aabaha qoyska ayaa sheegay in islaan hooyadiis ah, xaaskiisa iyo gabar uu dhalay ay ku dhinteen madfac ku soo dhacay gurigooda, halka saddex caruurna ay ugu dhaawacmeen.

Aabahan ayaa sheegay in xilli uu ku maqnaa salaada cisho ay soo dhaceen madaafiicda, isla markaana durba uu ka war helay in gurigiisa wax ku dhaceen, waxaana uu tilmaamay in guriga uu ugu tagay qoyskiisa oo dhulka daadsa, dhiigana uu dhulka qul qulayo.

Duqeymaha ka dhaca Caasimada Muqdisho ayaa ah kuwo ay dhibaato xoogan ka soo gaarto dadka rayidka, waxaana isa soo taraya cambaareynta ballaaran ee loo jeedinayo Ciidamada Amisom oo si aan indho laheyn u duqeeya xaafadaha rayidka, marka weeraro ama madaafiic looga soo tuuro.


There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats