Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

qaraxyo kadhaca xalay magaalda Muqdisho.
Updated at: 7/26/2010 11:34:00 AM

Dadnimo: MUQDISHO ,
Qaraxyo is xig xiga oo siyaabo kala goono gooni ah uga kala dhacay gobo ay ku sugnaayeen cidamo ka tirsan kuwa dowlada KMG somaliya ayaa geystay dhimasho iyo dhawac kala gadisan ayaa habeenimadii aynu soo dhaafnay ka dhacay degmooyinka Wadajir iyo X/jajab ee gobolka Banaadir.

Qaraxyadaani ayaa ahaa bambanada gacanta laga tuuro ee F1 ta isla markaana loo adeegsaday ciidamda dowlad axili ay ku jireen rondo waxayna ka ka kala dhaceen Xaafado ka tirsan degmooyinka Wadajir iyo X/jajab ee gobolka Banaadir, qaraxyadanaa oo isku waqti ahaa ayaa geystay qasaaro soo gaara dad rayid ah oo ku sugnaa guryahoda iyo ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.

Qaraxa hore oo ka dhacay goob ay ku sugnaayeen oo ka mid aheyd deegaanka ceel qalow ee degmada Wadajir halkaasi oo la sheegay inay ku dhinteen labo askari 4 kalana ay ku dhaawacmeen.
 
 
Qaraxa danbe ayaa isne ahaa bambaanada F1 ta ee gacanta iyada oo lagu weeraray ciimado bolice ah oo ku suganaa Xaafad kutaala degmada X/jajab ee gobolka Banaadir iyadoo lagu waramayo in halkaasi ay ku dhaawacmeen 3 ruux oo 2 ka mid ah ay ahaayeen askartii qaraxa lala eegtay.

Dadka deegaanka ayaa saxafada u sheegay
In arintaani ay ku abuurtay qalqal iyo cabsi qaraxyada ka dib ayaa ciidamada dowladu waxey fureen risaas aad u xoogan waxaana halkaa ay bilaabeen howlgalo dadka lagu baarayo lamina garanayo dhalinyaro halkaa ay ka qabqabteen halka la geeyey
Ispitaalka madiina ayaa la geeyey dhawacyada qaar ka mid ah arintaan ayaa ka danbeysay xili dhawaan Gobolka banadir loo magacaabay Gudoomiye Cusub kaas oo ku dhawaaqay in u amanka magaalada muqdisho wax weyn ka qaban doono


There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats