Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Shil Gaari Oo Qasaare Geystay Kana Dhacay Inta Udhaxeysa Wanle weyn Iyo Afgooye.
Updated at: 7/29/2010 2:07:00 PM

Dadnimo: AFGOOYE ,

Hal Qof ayaa ku Dhintay Inta La ogyahay 4 Afar kalena waa ay ku Dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay meel u dhaxeysa degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye ee gobalka Sh/Hoose.

Afar dumar ayaa ku dhaawacmay shilkaasi, waxaana lagu soo waramayaa mid ka mid ah inay u geeriyootay dhaawac daran oo soo gaaray.

Shilkan ayaa waxaa uu qabsaday gaari safar ah oo ku soo jeeday magaalada Muqdisho.

Shilalka gawaari ayaa inta badan waxaa sababa burburka wadooyinka ka muuqda oo aan jirin cid u taagan inay wax ka qabato iyo Darawalada kaxeeya Gawaaridaasi oo Aqoon Buuxda aanu Ulahayn kaxaynta Baaburtaas.

Wadan oo udhaxaysa wanle weyn iyo afgooye ayaa marar badan sidaanoo kale ugu wax yeeloobeen dad rayid ah kuwaa oo ku safrayay wadaas.
 

W/Q: Kamaal Xasan maxamed

kamaal_cade@hotmail.com

 


There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats