Dadnimo News Agency DNA :: Source of News ::

DNA Radio Progs Wararka Maanta Maqaallo
 
-B. Salamaha (DNA)
 
-Jaraa'idka Isbuuca
 
-B. Caafimaadka
 
-Arimaha Haweenka
 
-Kulanka Siyaasiga
 
 
From Dadnimo

Dowladda KMG ah Oo Shegtay Inuu Wali U Furanyahay Albaabka Wadahadalka Dhinacyada Ka Horjeeda Dowladda.
Updated at: 7/29/2010 2:11:00 PM

Dadnimo: MUQDISHO ,

Wasiirka dib u heshiisiinta Xukuumada KMG Soomaaliya Xuseen Warsame Samatar oo wareysi siiyay Idaacadaha ayaa waxaa uu sheegay in dowladda marar badan ay wahadal ugu baaqday xoogaga ka soo horjeeda dowladda hadana sida uu tilmaamay dhinacyada hubaysan ay u furanyihiin albaabada wadahadalka.

Waxaa uu intaasi ku daray wasiirku in qorshaha dowladu uu yahay sidii ay wahadal ula gali lahaayeen garabyada siyaasadeed ee ka dagaalama Soomaaliya iyo qof walba oo ah muwaadin Soomaaliyeed si looga baxo dhibaatooyinka ka taagan dalka Soomaaliya.

Mar ay Warbaahinta weydiisay Wasiirka dib u heshisiinta Xukuumada kMG Soomaaliya hadii wadahadalka ay diidaan dhinacyada ka soo horjeeda dowladda inay adeegsanayaan talaabo militari iyo in kale ayaa waxaa uu ku jawaabay in mar walba ay wadahadal ku baaqayaan hase ahaatee aysan ku deg degeyn dagaalo ay la galaan dhinacyada ka soo horjeeda.

Hadalka wasiirka dib u heshiisiinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa waxaa uu imaanayaa xili wasiirka gaashaandhiga Xukuumada KMG Soomaaliya uu dhawaan sheegay in uu xirmay Albaabkii wadahalkii kala dhaxeeyay Xoogaga hubaysan ee dagaalada Kula Jira Dowladda Soomaaliya.

 

W/Q: Kamaal Xasan maxamed

kamaal_cade@hotmail.com



There is no information with this type of identity


Post Your Comments

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)


Dadnimo News Agency (DNA)
dadnimo@hotmail.co.uk
info@dadnimo.com
 

Image
Midowga Ardayda Gobol-ka Shabeelada Hoose oo Asaasay Urur Lamagac baxay MAGOSH. DAAWO SAWIRADA.

Image The War Between International Pirates and Somali Marines In Somalia Coast

Image socdaalkii wariye max^ed bashiir xaashi iyo sahminta gobolo kamid ah dalka somaliya

Image Wax Baxso inta aadan Dhiman.

Image Ogeysiis Muhiim ah oo kuu hayo Bankiga Barakaat.

Image Walaalka Muslimka Ahoow Caawi Hooyadan Soomaaliyeed Ee Xanuunku Ka Asiibey Dhuunta Ama Cunaha

Image Tahniyad dhalsh oo farxadleh

Image Ragow kibirku

Image Daroogada iyo Dalka Soomaaliya.

Image Isku Aadka Kooba-aduunka 2010 World Cup.

Image Ciyaarihii xalay ka dhacay Qaarada Yurub..

Image Baafin Shamsa Aaden Cabdulaahi

Image Fadlan U Gar gaar walaashaa Dhibaateysan.

Image Tahniyad aroos

Image MEHER FARXAD LEH.

 
Keydka Wararka Keydka Maqaallada

Copyright ? Dadnimo.com 2008 -Terms and Privacy -
D.By: Dadnimo Tech
Contact us: info@dadnimo.com    

STAT                                                                                                                             
Free counter and web stats